Partners



 
 
 
 
 
 
 
   

Waxaa dhawaan soo bixi doona filinkeena cusub ee la magac baxay "MAGAALO JOOG XUMO" wuxuu kasoo bixi doonaa magaalada Qaahira ee dalka Masar. Waxaa filinkaas ka shaqeeyey dhanka duubista & habeyntaba labada shirkadood ee duubista looga daba dhacay ee kala ah Saafi films & Cos company.

 

Filinkaas ayaa ah mid xaqiiq ah kasoo uu qoray nin ay qiso ku qabsatay magaalada Qaahira isagoo jecleysay inuu soo bandhigo wixii qabsaday "ala maxaa soomaali & qurbo kala heysta".

 

Waxaa filinkaas idin jilaya:-

 

1:Quule

2:Maxamed rooraaye

3:Cabdala {barakow}

4:Amiira cali

5:Qaasim buur

& dad kale oo badan oo aan halkaan kusoo koobi karin, waxaan mar dhow soo bandhigi doonaa goos goos ka mid ah filinka si aad u aragtaan

 

Wixii talo, fikrad & xayeysiin ku saabsan waad nala soo xeriiri kartaan.

 

 

 

For more information please contact us.

 

 
 
  © Copyright 2003-2006 WWW.COSCOMPANY.COM >>> E-mail: cabdicasis@hotmail.com Design by C/casis Online