LATEST NEWS


Wadamo badan oo ka mid ah EUROPE ayaan ka bilownay howlgal dhanka duubista aroosyada ah.


Adeega soo dirsashada cajaladaha la qur qurxinayo oo aan ogolaanay dhowaan adigoo awooda inaad boosto noogu soo dirto anagana aan dib kuugu soo dirno markaan kuu habeyno wadan kastoo aad joogtaba.

 




 
 
 
 

KUSOO DHOWOW COS COMPANY.

DUUBISTA AROOSYADA, SAMEYNTA COMPUTERADA, BADINTA CAJALADAHA I.W.M.

 

 

Ka baro salaada cajalkan maqalka iyo muuqaalka ah oo ay kuu sameeyey sedexda shirkadood ee kala ah

 

COS COMPANY

SAAFI FILMS

MB

<KA DAAWO QEYB YAR OO KA MID AH HALKAN>

 

DVD

Ka dhigo cajaladahaada oo dhan DVD, inta aysan kaa halaawin oo ay bood bood iyo wasaq kaa galin Coscompany ayaa diyaar kuula ah inuu kaaga dhigo cajaladahaada xasuusta ah  DVD, VCD, SVCD

 

For more information please contact us.

 

VHS

Badinta cajaladaha video-ga ah

 

Waxaan cajaladaha kuugu badineynaa daqiiqado gudahooda iyadoo lagaa qaadi doono qiimo macquul ah oo raali geliya.

 

For more information please contact us.

 

DUUBISTA AROOSYADA

 

Halkan ka daawo gabal yar oo ka mid ah aroosyadii aan duubnay ogowna in howsheena sidan & si ka fiican ay tahay oo aan mar walba diyaar kuula nahay inaan kuugu sameyno cajalkaada si ala sida ugu quruxda badan.

<DAAWO>

 
 
  © Copyright 2003-2008 WWW.COSCOMPANY.COM >>> E-mail: cabdicasis@hotmail.com Design by C/casis Online